Wasiirka haweenka oo ka warbixisay safar ay dibedda ku tagtay

Wasiirka wasaaradda arrimaha haweenka iyo qoyska, Maryan Qaasim Axmed/Radiomuqdisho
Wasiirka wasaaradda arrimaha haweenka iyo qoyska marwo Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta xubnaha wasaaradda uga warbixisay safarro ay ku tagtay dalka dibeddiisa.
Maryan Qaasim Axmed ayaa sheegtay inay kulamo la soo qaadatay haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska oo ay u gudbisay xaaladaha adag ee ay ku nool yihiin qoysaska Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada kale duwan ee dalka.
Wasiirka ayaa tilmaamtay in ballanqaadyo ay sameeyeen haweenkii ay kulamada la qaadatay, waxayna xustay inay ku rajo weyn tahay in haweenkaas ay si degdeg ah u fulin doonaan ballanqaadyadii ay sameeyeen.
Maryan Qasim ayaa sheegtay inay baaqyo kale gaarsiisay haweenka ku nool dalalka horumaray ee caalamka, iyadoo sheegtay in loo soo gurmado dadka Soomaaliyeed ee ay abaaraha ku dhufteen ee ku nool Soomaaliya.
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta qoyska Maryan Qaasim Axmed ayaa uga mahad celisay madaxda wasaaradda sida wasiir ku-xigeenka Faadumo Xasan iyo agaasimayaasha wasaaradda sida ay u muujiyeen howl-karnimo intii ay safarka kaga maqneyd dalka.

About Maryam Qasim

I am a medical doctor and a humanitarian activist. I have worked as an obstetrician and gynecologist, which is my specialty as well as a University lecturer. I also obtained a Masters in Public Health from Warwick University. During my time in the diaspora, I worked on empowering women and raising the achievements of Somali children. I worked with local schools/authorities as well as presenting at national and international conferences dealing with family matters. I am very active in the Islamic field, giving Islamic lectures at Masjid’s, conferences, universities and summer campings. I served as the minister for Women’s Development and Family Affairs in the Transitional Federal Government of Somalia (2010-2011). I am currently the chair person of Tayo party which is a political party striving for equality and justice.
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s